Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-aamo, m.l
Conjugation
n/a
astaan
homonym 2
Noun
Explanation
-
1
(nax.) Curiye muhim ah oo dhisa unugga ugu yar ee hadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaa xiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurka ereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A. kooban”: hal erey ama in ka badan oo la soo koobo, badanaana waxaa la qaataa erey waliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. = shilin, U.N. = United Nations”.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →