Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-aamo, m.l
Conjugation
n/a
astaan
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Summad.
Synonyms
Other forms
astaan (2)
Noun
(nax.) Curiye muhim ah oo dhisa unugga ugu yar ee hadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaa xiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurka ereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A. kooban”: hal erey ama in ka badan oo la soo koobo, badanaana waxaa la qaataa erey waliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. = shilin, U.N. = United Nations”.
astaan (3)
Noun
Tilmaan cudur leeyahay ama isbeddel hab hawleedyo jirka oo bukaanka laftigiisu dareemo.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →