daal
Explanation
-
1
Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno.
-
2
Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa. dąal¹ m.l Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog. dąal² m.l Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d. dheeraad ah. dąal³ f.mg1 (-aąlay, -aąshay) Socod dheer ama hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo jiirago' oogada ka dareemid. [Medicine]
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →