Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

cunto

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

See: cunno

Other forms

cunto Noun

Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka 771 sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more