cun
Explanation
-
1
Cunto quudasho.
-
2
Qaniinyo wax ku yeelid.
-
3
Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid.
-
4
Cid il wax ku yeelid.
-
5
Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →