Back

cubcub

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge.

  2. 2

    Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga cararaan.

  3. 3

    Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →