Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
ciriirsamid-bilooro
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Muruq bararka caloosha oo ciriiriya godka cunnadu marto marka ay gudbeyso xiidmaha. Cudurku wuxuu keenaa raagid cunno gudbid taas oo u sabab ah matag soo noq- noqda, mararka qaarkood cunno la cunay 24 saac ka hor; waxa kale oo la arkaa uur fuuriyo nuux-nuuxsi calooleed.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →