Back

ciriiri

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.

  2. 1

    (f.g) Meel, ciriiri ka dhigid.

  3. 2

    Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.

  4. 2

    (f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin.

  5. 3

    Wax heliddooda adagtahay.

  6. 4

    Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →