Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
cirifayn
Noun
Physics
Explanation
-
1
Xadaynta gariirrada ay leedahay hir gudbani, si gariirku ugu dhaco sallax keliya. Tusaale ahaan, kaaha birlab- danabeed waa dhaqaaqa hir gudban.
-
2
Yaraynta maayadda unugga Foolt, taas oo ka dhalata tuulmidda maxsuullada ka soo baxa falgalka kiimikaad. [Physics]
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →