Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a
cimri-badheed
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Qiimaha kala badhka waqti. Waa amminta (ama xilliga) curiye kaahfale ahi ku kala badhmo marka uu mataataxo. Cimri- badheedyada iskugodyadu way kala geddisanyihiin - qaarkood aad iyo aad bay uga yaryihiin ilbidhiqsiga; qaarna waxay gaadhaan dhawr milyan oo sano.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →