Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
cimilo-kooban
Noun
Explanation
-
1
(c.cimi.) Cimilada bed aad u kooban, waxaa suurtaggal ah inuu yahay degaan yar oo la deggan yahay. Degaankaas waxaa raad ku leh saamayn meeleedka aad u kooban, waxyaabaha 147 saamaynta keenayana waxaa ka mid ah rugta, carrada, degaanka iwm taasina waxay badanaa muhiim u tahay barashada cilmiga degaanka.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →