Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iyo, m.dh
Conjugation
n/a
cayddi
Noun
Biology
Explanation
-
1
Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca.
-
2
Ilmo.
-
3
Wax yaryar oo aan qayme lahayn. Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →