Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-fay, -ftay) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
candhuuf
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
Other forms
candhuuf (1)
Noun
Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa.
candhuuf (2)
Noun
(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →