Back

calyoceshade

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Dir hoosaad naasleyda qoobabka leh oo ay ka midyihiin idaha, riyaha, lo'da iyo cawsha. Waxa astaan u ah calool afar lakab ah, oo qaybta ugu horaysa la yidhaahdo “ruumen” taas oo burbuisa “selilowska”. Cuntada waxa si ku meel gaadh ah loogu keydiyaa “ruumenka”, halkaas oo dib loogu burburiyo looguna calaaliyo balbka, inta aan la liqin loona gudbin qaybta kala ee caloosha iyada oo dheefshiidku halka ka sii socdo.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →