Back

raybosoom

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-myo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Jidh yar oo dhululubaysan oo ku dhexjira unug nool, kaas oo ah halka lagu sameeyo borotiinka. Raybosoomyadu waxay ka koobanyihiin nooc RNA oo la yidhaahdo RNA ribosoomaysan iyo borotiin.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →