Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yaal, m.l/dh
Conjugation
n/a
kujiye
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Cudur muddo gaaban oo la isqaadsiiyo, kuna dhaca qaybta maskaxda iyo dareen-wadayaasha, waxaana keena baktiiri-yuumka la yiraahdo “cloridium tetani”. Infekshinku wuxuu ka yimaadaa nooca adkeysta ee baktiiriyada oo gaarta meel dhaawacan oo jirka ka mid ah, baktiiriyadu way badataa waxayna soo saartaa sun kicisa dareemayaasha oo muruqyada isku koojiya. Toddobamagaarto, teetano.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →