Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
galaykojiin
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(-nyo/-no, m.dh) Boolisakarayd ka kooban bolimeer gulukows ah oo faracyo badan leh oo laga helo nudaha xayawaanka, gaar ahaan beerka iyo unugyada muruqyada. Waa kaydka muhiimka ah ee tamarta kaarboo- haydrayd ee unugyada xayawaanka, waxaanay u egtahay rucub xubuub ah oo saxarro yar ah.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →