Back

caydhiin

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn.

  2. 2

    Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ay ka mid yihiin looxa jarjaran, burka qamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. alaab

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →