Discover words
Domains
View all →Discover
15 words
Noun
Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.
Noun
(-nno ..., m.dh) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro.
Noun
(-rro ..., m.dh) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
Noun
Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. , jimlad, jumlad, jumlo.
Noun
Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Noun
Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan.
Noun
Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya.
Noun
Kooxda orgaanigga ah ee CH3CO (kooxda itanoyl).
Noun
Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.
Noun
Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
Noun
Kulanka-x oo barbarro ahaan loogu cabbiro dhidibka-x ee habdhiska kulanka kaartis.
Noun
Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.
Noun
Makiinad tamar danabka u beddesha tamar makaanikaad. Makiinadaha noocani waa nadiif, deggan, lehna karti aad u sarreysa (75- 90%). matoor q.t. m.l (fiis.) Matoor danab oo u habeysan in uu ku shaqeeyo qulqul talantaaliya.
Noun
Cudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. Waxuu ku badanyahay dadka badsada cunidda badarka ama bariiska la tumay. Kaasoo xuubka laga qaaday, xuubka waxa ku badan fiitamiin B1.
Noun
Geed nagaar faalala leh caleemo yaryar iyo bari macaan oo la cuno.